Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo mashruuc cusub ka daah-furay magaalada Qardho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ayaa saaka  daah-furay mashruuc cusub.

Madaxweyne Deni ayaa magaalada Qardho ka daah-furay mashruuc ka kooban maxjar, shaybaar iyo sayladda xoolaha oo laga hirgeliyay Qardho.

Siciid Deni ayaa sidoo kale shalay mashaariic kala duwan ka dhagax-dhigay degmada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan halkaas oo uu booqasho ku tegay.

Madaxweynaha ayaa muddooyinkii danbe waday wax u muuqda olole siyaasadeed oo ku jihaysan doorashada madaxtinimada Puntland ee sannadka 2024.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo mashruuc cusub ka daah-furay magaalada Qardho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this