Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye ku-xigeenada Xisbiga WADDANI Oo Dib U Helay Xorriyadiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Axmed Cabdilaahi Xamarji, oo ka mid ah guddoomiye ku-xigeenada Waddani oo dhawr maalmood ku xidhnaa Hargeysa ayaa saaka la siidaayay.

Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa amartay in la sii daayo kadib markii loo iibiyay xadhig laba bilood ah oo lagu xukumay kadib markii lagu helay in uu haystay Baastoolad bilaa sharci ah.

11 bishan ayaa Hargeysa lagu xidhay siyaasigan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this