Sign in to follow this  
Deeq A.

Weerar lagu qaaday hotel ku yaalla Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Weerar qaraxyo ku billowday ayaa goordhaweyd lagu qaaday hotel Xayaat oo ku yaalla aagga KM4 ee magaaalada Muqdisho.

Koox hubaysan ayaa ka dagaalamaya gudaha hotelka, waxaana socota rasaas xoogan, iyadoo ciidamo ka tirsam dowladda ay soo gaareen goobta.

Faahfaahin goordhow halkan kala soco.

The post Weerar lagu qaaday hotel ku yaalla Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this