Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Muuse Biixi oo ogolaatay inay bixiso Magta dadkii ay ku dishay mudaharaadkii dhawaan Somaliland ka dhacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukuumadda Muuse Biixi oo ogolaatay inay bixiso Magta dadkii ay ku dishay mudaharaadkii dhawaan Somaliland ka dhacay

dil.jpg

Xukuumadda Muuse Biixi ayaa ogolaatay in ay bixiso magta dadkii ay ku laysay mudaharaadkii dhawaan Somaliland ka dhacay sida ay sheegeen guddi bilaabay in ay dhexdhexaadiyaan labada dhinac.
Dadkii dhaawacmay ayay sidoo kale daawayn doonaan xukuumaddu Sida Uu Sheegay Ganacsade Aadan Baradho Oo Kamida Gudida Dhexdhaxadinta Xukuumadda Iyo Mucaaradka Ee Is Xilqaamay.
Maalinta berri ah ayaa Aas Qaran loogu samayn doonaa Hargeysa saddexdii qof ee Hargeysa ku dhintay sida musharraxa xisbiga Waddani sheegay.
May be an image of 1 person and sitting

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this