Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka dhammaystirka deyn-cafinta Soomaaliya oo ka furmay magaalada Istanbul

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1660642379203.jpg?resize=720%2C54

Waxaa maanta magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga ka furmay shirka dhamaystirka Deyn-Cafinta ee Soomaaliya iyo Hay’adaha dhaqaalaha caalamka oo ay hoggaan u tahay IMF.

Shirka ayaa muddada uu socdo lagu lafa-guridoonnaa dib-u-habeynta Maaliyadda, iyo shaqooyinka muhiim ka u ah Horumarinta dhaqaalaha dalka oo ay ka mid tahay kobcinta Dakhliga gudaha.

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa shirka ka sheegtay in ay ka go’an tahay ka  guul-gaaridda Horumarinta maaliyadda dalka iyo arrimaha deyn-cafinta.

PUNTLAND POST

The post Shirka dhammaystirka deyn-cafinta Soomaaliya oo ka furmay magaalada Istanbul appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this