Sign in to follow this  
Deeq A.

Gabay Xoghayaha warfaafinta xisbiga Wadani Maxamud Adan Galaal u tiriyey Muuse Biixi & wuxu daaran yahay!.

Recommended Posts

Deeq A.   

Gabay Xoghayaha warfaafinta xisbiga Wadani Maxamud Adan Galaal u tiriyey Muuse Biixi & wuxu daaran yahay!.

Waxaanu yidhi”
Madhan iyo Faruurbuu ninkani faraqa haystaaye,
Foori-galowda fiin iyo Galaydh amse Fiidmeerba,
Goortaan isaga faaqidiyo labada fiid-cowlba,
Cunsurtiisu wey ila fogtahay fac iyo taariikhe,
Fakhrigiyo dhibaatiyo dilkay ficil wadaagaane,
Far halkuu u taagobo dadyow wuu fashiliyaaye,
Cabdigii fijaasada yiqiin feedhahaa Jabaye,
ALFA waxa falaag looga dhigay dhiiguu fuuqsadaye,
Erey bixin: #Madhan iyo #Faruur waa laba god oo xiddigiaka Somalidu ku tilmaanto cunsur iyo ayaan darro.
galaal-2.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this