Sign in to follow this  
Deeq A.

William Ruto oo ku guulaystay doorashadii ka dhacday dalka Kiiniya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Kiiniya Mr William Ruto ayaa ku guulaystay doorashadii dhawaan ka dhacday dalkaasi.

Waxana uu dirqi kaga guulaystay ninkii ay tartamayeen ee ah Raila Odinga isga oo helay cod ah 50.5%

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this