Deeq A. Posted August 15, 2022 William Ruto, ayaa ku guullaystay doorashadii madaxweynimo ee Kenya sida guddoomiyaha guddida Doorashooyinku shaaciyay. Ruto, ayaa ka adkaaday musharraxii la tartamayay ee Raila Odinga, kaas oo uu badhitaarayay madaxweynaha xilka ka degaya ee Uhura Kenyata. Ruto, ayaa hadda ah madaxweyne ku-xigeenka Kenya , waxana uu hadda noqona madaxweynihii shanaad ee Kenya. Source Share this post Link to post Share on other sites