Sign in to follow this  
Deeq A.

William Ruto Oo Loo Doortay Madaxwenaha Dalka Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

William Ruto, ayaa ku guullaystay doorashadii madaxweynimo ee Kenya sida guddoomiyaha guddida Doorashooyinku shaaciyay.

Ruto, ayaa ka adkaaday musharraxii la tartamayay ee Raila Odinga, kaas oo uu badhitaarayay madaxweynaha xilka ka degaya ee Uhura Kenyata.

Ruto, ayaa hadda ah madaxweyne ku-xigeenka Kenya , waxana uu hadda noqona madaxweynihii shanaad ee Kenya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this