Deeq A. Posted August 15, 2022 (SLT-Hargeysa)-Wakiilka Somaliland ee dalka Finland Marwo Saamiya Muuse ayaa ay sheegtay inay Iska casilay xilkii wakiilka Somaliland ee dalka Finland oo ay haysay in muddo ah. Marwo Saamiya Muuse ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku tidhi sida tan: “Anig oo ah wakiilka Somaliland ee dalka Finland Samia Muse waxaan Iska casilay maanta oo ay bisho tahay 15 August 2022 xilkii wakiilka Somaliland ee dalka Finland ee aan u hayay xukuumadda Somaliland.” Source Share this post Link to post Share on other sites