Sign in to follow this  
Deeq A.

Foolxumo weyn ayay qaranka ku tahay in sharciga laga tallaabsado oo loo xuubsiibto shufto

Recommended Posts

Deeq A.   

Foolxumo weyn ayay qaranka ku tahay in sharciga laga tallaabsado oo loo xuubsiibto shufto, inta samaha jecel ee caqliga fayaw waxa waajib ku ah in ay dulmiga iska beri yeelaan oo dhinac looga soo wada jeesto. Muuse Biixi waxa keliya ee loogu hiilin karaa waa qaranimo, midnimo, wadajir iyo walaalnimo ummadeed taasina ma jirto maanta. jidkan maanta ee ah xadhiga, cabudhinta, xorriyad ku tumashada, doorasho-diidka, sirdoonka leexsan, qof kastoo ku taageeraa waa Daallin, mid kastoo la adeegsado ama is diraa oo fala dulmi iyo tacadi garawshiiyo haysta sameeyaa ha ogaado in aan taariikhdu illaaweyn oo Caddaalad iman doonto maalin aan fogayn !

dhamme.jpg

Mohamed Sidik – Dhamme

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this