Deeq A. Posted August 15, 2022 Saxafi hore Barkhad Maxamuud Geedi oo ka tirsan Xisbiga Waddani ayaa jugo Hargeysa lagu gaadhsiyay. Wuxuu sheegay in dadka jugaha gaadhsiyay qaarkood wejiyadooda garanayo, balse uu ku daba jiro. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites