Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Guddiga diiwaangelinta ururada Siyaasadda

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1660553198273.jpg?resize=720%2C48

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Guddida Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Somaliland.

Guddiga ayaa Madaxweynaha uga warbixiyey ururrada siyaasadda ee buuxiyey shuruudihii diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda kuwaas oo tiradoodu dhantahay 15 Urur Siyaasadeed.

Madaxweynaha Somaliland ayaa guddida uga mahadceliyay shaqada ay hayaan waxaana uu kula dardaarmay inay halkaa ka sii wadaan shaqada.

PUNTLAND POST

The post Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Guddiga diiwaangelinta ururada Siyaasadda appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this