Sign in to follow this  
Deeq A.

Hargeysa: Cabdi Xandulle Fidhin Oo U Geeriyooday Toogasho Uu Xalay U Geystay Nin Afka Soo Duubtay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Alle ha u naxariistee waxaa dhaawac dhintay Cabdi Xandulle Fidhin oo xalay uu toogasho ku dhaawacay nin aan illaa hadda la aqoonsan lana soo qaban.

Falkan ayaa xalay ka dhacay xaafadda Qudhac-dheer ee magaalada Hargeysa.

Sidoo kale, waxaa uu ninkaas aan la aqoonsan uu toogasho ku dhaawacay wiil kale oo dhalinyaro ah.

Booliska ayaa ku raad jooga ninkan dadka tooganaya, wallow aan weli lasoo qaban.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this