Deeq A. Posted August 12, 2022 Indho Xandule oo ahaa Gaadhkii sariibadda Qudhac-Dheer ee degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa ayaa Goor dhawayd la toogtay. Qofka falka toogashada ah sameeyay ayaa AF-KA soo duubtay kana baxsaday goobta. Wax faah-faahin ah illaa hadda lagama hayo dilkan iyo sababta uu u dhacay. Source Share this post Link to post Share on other sites