Sign in to follow this  
Deeq A.

Murashax Cirro oo Tacsi Tiiranyo leh u diray….

Recommended Posts

Deeq A.   
Waxa aan tacsi tiiraanyo leh la wadaagayaa dhammaan 7 toddobada Marxuum ee Muwaadiniinta reer Somaliland ahaa ee ka qeyb qaadanayey isu soo baxa nabadeed ee ay Maanta Ciidamada Boolisku ku dileen rasaasta nool sida arxan darro ah, runtii ka Isbahaysi ahaan waanu ka xunnahay dhibta intaa la eg in Shacabka loo geysto.
Eheladii, qoysaskii iyo dhammaan Shacabka reer Somaliland waan ka tacsiyadeynayaa, Ilaahayna waxa aan uga baryayaa in uu Jannatul firdowsa geeyo. Aamiin.”
Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani.
cirro-4.jpg
Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this