Deeq A. Posted August 11, 2022 Hoggaanka iyo taageerayaasha Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa maanta bannaan bax nabadeed oo lagu dalbanayay doorashada madaxtooyadu in ay wakhtigeeda ku dhacdo ku qabtay Hargeysa. Xukumadda muddo xileedkeedu sii dhammaanayo ayaa carqaladaysay bannaan baxa selmiga ah islamarkaana rasaas nool u adeegsatay shacbiga aan hubaysnayn taas oo sababtay dhimasho iyo dhaawac tiro badan. Source Share this post Link to post Share on other sites