Sign in to follow this  
Deeq A.

Mudaharaad dhimasho iyo dhaawac sabay oo ka dhacay Hargeisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa saaka dalka ka curtay mudaharaado sababy dhimasho iyo dhaawacba, waxana cisbatalka Amal Garaand hospital ee bariga Hargeysa la keenay dhaawac tiro badan iyo mayd intaba waxana jira dhaawacyo iyo dhimasho ka dhacday badhtamaha Hargeysa

 

La soco wararka oo muuqaal ah dhawaan

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this