Deeq A. Posted August 11, 2022 Musharax Cirro oo u jawaabay wasiir Kaahin. “Waxa Ina Kaahin caawa sheegay, waa beentii uu awalba caadeystay ee wax cusub maaha, waa been abuur aan sal iyo raad toonna lahayn, waa kaadh aad marar badan xoqday balse aad ku guul darraysatay. Siyaasadduna been & Qaaxoolaji maaha.… waynu soo baxaynaa. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites