Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafti balaadhan oo ka socda dalka Maraykanka oo Khamiista dalka imanaaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka waxa ku soo fool leh maalinta khamiista wafti balaadhan oo ka socda dalka Maraykanka waftigani oo ah xaqiiq raadis daba socdana socdaalkii uu madaxweynaha Somaliland ku tagay dalka Maraykanka, ayaa dalka soo gaadhi doona maalinta Khamiista oo ah maalinta ay xisbiyada macaaridku dalka oo dhan ka dhigi doonaan mudaharaad salmi ah, mudahraadkaasi oo ay kaga soo hor jeedaan xukuumadda oo qaban wayday doorashadii madaxweynaha oo ay mudo yari ka hadhsantahay.

Ilaa hada wax war ahi kama soo bixin xaga xukuumadda oo khuseeya waftigaasi Maraykanka ah ee dalka ku soo waajahan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this