Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan bari dhex mari doona xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulan fool ka fool ah ayaa bari lagu wadaa in uu dhex maro xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka ee Somaliland.

Wararka soo gaadhaaya shabakada Qarannews ayaa xaqiijinaaya in kulanka bari oo dhici doona 10ka subaxnimo ay Xukuumaddu codsatay, waxana ay wararku sheegayaan in ay bari Xukuumaddu xisbiyada u sheegi doonto in ay mudaharaadkooda ku qabsadaan beerta xoriyada halkaasina ku ee kaadaan, ma cada qorshaha xisbiyada mucaaridku ay kaga jawaabi doonaan dalbka xukuumadda oo aad uga walwalsan mudaharaadka ay ku dhawaaqeen xisbiyada mucaaridku oo ka dhaci doona badiba gobolada iyo degmooyinka

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this