Sign in to follow this  
Deeq A.

Xadhiga xaqdarrada iyo sharci darradaba ah ee lagula kacay Mas’uuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka iyo taageerayaashooda waxba ka beddeli mayso qabsoomidda Mudaharaadka….Murashax Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   
Xadhiga xaqdarrada iyo sharci darradaba ah ee lagula kacay Mas’uuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka iyo taageerayaashooda waxba ka beddeli mayso qabsoomidda isu soo baxa-nabadeed ee Dastuuriga ah ee dhacaya maalinta khamiista ah. Diyaar garooba.
Nin ku yidhi sinnaan mayno, adna buri sarreyntiisa!.”
Musharraxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani
Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro
May be an image of 4 people and indoor
3737
13 Comments
1 Share
Like
Comment
Share

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this