Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliye Gacmayare Oo Loogu Eedaynayay In Uu Kufsi Geystay Oo Maanta Loo Magacaabay Qaybta Bariga Hargaysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliye Xasan ismaciil yusuf ( gacmayare) hore loogu eedaynayay in uu kufsi geystay gabadh dhalinyarro ah oo ku nool magaalada Caynaba ayaa loo Magacaabay Qaybta Bariga Hargaysa.

Taliye Xasan ismaciil yusuf ( gacmayare) waxaa laga soo badalay Gobolka Saraar, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this