Deeq A. Posted August 8, 2022 Laga soo bilaabo waqtigii xornimada la qaatay ilaa bishan Agoosto 2022 horraanteeda oo lagu dhawaaqay golaha wasiirrada cusub ee dawladda federaalka Soomaaliyeed waxaa mar walba jiray eedeymo sadbursi iyo saluug ku suntan oo hareeya qaabka golaha wasiirrada loo soo magacaabo. Eedeymuhu waa wajiyo badan yihiin oo waa nala qadiyey haddaan beel hebel nahay ama waa nala quursaday oo qabiilkayaga wasaarad u qalanta lama siin ayey badanaaba qayladu u badan tahay. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites