Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda oo xabsiga u taxaabtay masuuliyiin ka tirsan xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   

Xukumadda Somaliland ayaa bilawday xadhigga masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah

Waxa ilaa hadda la xidhay

1. xoghayaha ciyaaraha Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase

2. Guddoomiyaha gobolka Maroodijeex Mawliid Qaro

3. mujaahid Xasan Dugulo

4. Mukhtaar Yuusuf Mingiste

Lama oga sababta loo xidhay balse masuuliyiinta waxa ay kua hawlanaayeen qabanqaabada mudaharaadka ay xisbiyadda mucaaridka ahi ku baaqeen.

FB_IMG_1659957111017.jpg FB_IMG_1659957108671.jpg FB_IMG_1659957105815.jpg FB_IMG_1659957103101.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this