Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Garoowe oo lagu wado in ay saaka mar kale u fariisato kiiska geed-quwaaxa

Recommended Posts

Deeq A.   
1-5.jpg?resize=716%2C407&ssl=1

Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Garoowe ayaa lagu wadaa in ay saaka mar kale u fariisato dhegeysiga dacwadda kiiska geed-quwaaxa.

Maxbuus Liibaan Cali Food iyo dad kala duwan oo ay ku jiraan mas’uuliyiin dowladeed ayaa ku eedaysan kiiska dhoofinta geed-quwaaxa.

Dad xasaanad leh oo ay ku jiraan xildhibaanno islamarkaana ku eedaysan kiiskan ayaa sida wararku sheegayaan  aan weli la hor-keenin maxkamadda.

Dadweynaha ayaa isha ku haya dhegeysiga dacwaddan oo marar kala duwan dib u dhac ku yimid.

PUNTLAND POST

The post Maxkamadda Garoowe oo lagu wado in ay saaka mar kale u fariisato kiiska geed-quwaaxa appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this