Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Guruuje oo Jamaal Cali Xuseen si farshaxnimo ah u duray

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan Guruuje oo Jamaal Cali Xuseen si farshaxnimo ah u duray

guruuje.jpg
Xil- Guruuje- “Jamaaloow waxa la yidhi nin baa berri deegaan burco u dhaw dhawr jeer abaari ku heshey, dabeeto ninki wuxuu go’aan ku gaadhey in uu Hawd u guuro oo uu waqooyiba ka googoosto Iyo abaartiisa.
Amarka Ilaahey markuu hawd tagay ayaa sanadkii koobaad abaar kululi ku heshey, dabeeto ninkii wuxuu yidhi.
Hadba sabenku meeshaan maruu igu waraystaaye.
Waqooyaan u daayay iyo dhulkuu waabka ku lahaaye.
Miyuu waashey maantana muxuu igaga soo weecday.
Markaas abti waa halka ninkaase sanadkii horre ee aad geela nagu darsatay waatii aanu kuu badanin ee geelu kaa Jabey, Markaas abti imikaba halahaas aad wadato ee geel waqooyigga ihi haday hawd kaaga lumaan hadhoow ha na eersanin …”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this