Sign in to follow this  
Deeq A.

Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Ka Hadlay Muddo-kordhinta Madaxweynaha & Mudaharaadyada ay Ku Baaqeen Xisbiyada mucaaradka somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Ka Hadlay Mudaharaadyada ay Ku Baaqeen Xisbiyada mucaaradka somaliland Wax Ku Yidhi.:
“Mudaharaadku waa xuquuq dastuuri ah.Anigaa idiin fatwooday”
Muddo kordhintuna waa xaaraan iyo baadil cad. Kii hore u samayn jiray iyo ka hadda samee is lihina waa boolli-maallo qaladka u badheedhay.”Abwaan Weedhsame
May be an image of 1 person

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this