Qurac&qansax Posted August 14, 2022 Web pageyada M00ryaan, oo aan ka xishoonin, in Hamsa maqaar saar yahay, waa cajiib. Wale Xamsa iyo wuxuu soo wado iyo wabigaa kale ween. Ku ma lahoo , madaxweeynahaa soo wada xushay golaha wasiirada. "inteeda badan uu soo magacaabay madaxweynaha la doortay 15-kii May 2012 Xasan Sheekh Maxamuud" "Wasiir Jaamac, oo Rooble u magacaabay wasaaradda gaashaaandhigga xilligii uu taagnaa dagaalkii siyaasadeed ee kala dhaxeeyay Farmaajo, ayuu madaxweyne Xasan Sheekh mar kale xilkaasi u magacaabay, taasoo ay ugu wacan tahay rabitaanka Madaxweynaha." "Qaabka madaxweyne Xasan Sheekh kusoo xulay inta badan Golaha Wasiirada ayaa lagu sheegay labad qodob oo kala ah: Inuu si weyn ugu kalsoon yahay shaqsi ahaan iyo Inuu Aqoon u leeyahay, waxaa kaloo muhiim ahayd inuu toos uga amar qaato Madaxweynaha" Xog: Sidee kusoo laabtay wasiirka kaliya ee ka haray xukuumaddii R/W Rooble? - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Xukuumadda cusub ee ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre waxaa ku cusub arrimo badan oo aan hore uga dhicin xukuumadihii hore, iyadoo inteeda badan uu soo magacaabay... Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 14, 2022 Hamza is surprising everyone's expectations of him, he can become the best prime minister ever, anti corruption, he is fighting alot of dark forces Good luck to him Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 14, 2022 Qurac, Puntland lost big time, marka fight another day, let it go. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 14, 2022 Makhir is not about Puntland, don't interpret everything a land issue. Dont you think, a strong prime Minister, who knows what is his right and responsible is what we need now. On the record, i never supported the weak Ina abdirashiid and he was from Puntland, and i did support Yuulka who get rid off HSM corrupted friend's and he was not from Puntland. Nimankiinaas Sool iyo Sanaag iyo cayn ka yimaada, you can not see beyond the tribal lands, but Puntland general are not like that. We have prime minster for a reason, a prime Minister's office and President's office and there should be a separation of power, otherwise no need for Primisntership. 49 minutes ago, maakhiri1 said: Hamza is surprising everyone's expectations of him, he can become the best prime minister ever, anti corruption, he is fighting alot of dark forces Good luck to him Maakhir, sometimes you are easily predictable. i have not seen Hamsa fighting alot of dark force, and that is what we are calling for. Mase reer puntland ku xumee bay kaa tahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 14, 2022 next couple of days Hamsa is going to Puntland, and this is waxa lagala hadlayo, meesha 4.5 baad ku timid, ee Hamsa ku maad imaan, ee cadkaaga goose. Rooble kama liidatid, isagoo iska hurda baa reerkiisu toosiyeen, ee toos, Hamsoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 14, 2022 Markan wax soo qoro Eebe igu og, Waa xog aan helay, we will see , if it is just small things or great to come out of Hamza It is good he is going to Pl, the more people work together, the better for the country Quote Share this post Link to post Share on other sites