Dalmar1 Posted August 7, 2022 BF Soomaaliya oo si aqlabiyad leh ku ansixiyey golaha wasiirada - Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka federalka ah ee... This is another win for Somalia against the Qaran Dhumis Qabilisteyaal CBB who are against Somalia's development. Looool, all this week the Qaran Dhumis CBB on this site were telling us Fake News how the Parliament wont vote in the new Cabinet, and now their next Fake News they are spreading is "Ethiopia will take-over S/Hoose specifically Baraawe and Marka" loool Anyway, this Government is led by real Patriots and the treacherous looma oyaan CBB will have no chance to bring Somalia down or under their master Ethiopia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 7, 2022 What parliament? Jaahiliinta meesha la iskugu soo xereeyey, intee Xassan ka cunneen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted August 7, 2022 Coerced or bribed? Which is it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 7, 2022 Fake votes, with buuq iyo hanjabaad from the usual moooryaans. Dowladii u horeysay Soomaaliya oo day one buuq iyo feer ku bilowday. Never happened before, what a useless regime. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 7, 2022 Xildhibaankii wacdinaaye oo aayadaha Qur'aanka Kariimka ku furayna ka xirteen codbaahiyaha moooryaanta: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 7, 2022 meeshu nidaam ma leh miyaa. what are we expecting from them. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 7, 2022 Hamsa oo mar labaad lagu bahdilay shaqadiisii. Arintii Carabta M Salax oo Madaxweeynuhu xaliyay, Hamsana aan lagu invite gareen. Sidaan horey u sheegay wiilka waxaa lagu qanciyay in uu wasiir ku xigeenkiisii iska qaato, wixii danbena oo is shaandhays ah, bal reerka markaas baa isha lagu fiirin, iyo ambasador nimo. where is Hamsa, waa iska hurdaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted August 7, 2022 10 hours ago, Dalmar1 said: ooool, all this week the Qaran Dhumis CBB on this site were telling us Fake News how the Parliament wont vote in the new Cabinet No one said they will not get the confidence of the parliament. It seems this government is in its third or forth year. Usually new governments make the first mistake in its first year and then few major ones after two or three years. These guys had made four or five major policy mistakes before 90 days. It is going to be a long and bumpy ride Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted August 7, 2022 5 minutes ago, Qurac&qansax said: Sidaan horey u sheegay wiilka waxaa lagu qanciyay in uu wasiir ku xigeenkiisii iska qaato, wixii danbena oo is shaandhays ah, bal reerka markaas baa isha lagu fiirin, iyo ambasador nimo. Sacdiyo Firinbi is playing games. She will get few ambassadors and couple of other appointees. She told her clan family that in these part of the world, " Dagaal, hadal iyo boob mooye meeshaan si kale wax kuma heleysid". That so true. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 7, 2022 41 minutes ago, Qurac&qansax said: Hamsa oo mar labaad lagu bahdilay shaqadiisii. Arintii Carabta M Salax oo Madaxweeynuhu xaliyay, Hamsana aan lagu invite gareen. Sidaan horey u sheegay wiilka waxaa lagu qanciyay in uu wasiir ku xigeenkiisii iska qaato, wixii danbena oo is shaandhays ah, bal reerka markaas baa isha lagu fiirin, iyo ambasador nimo. where is Hamsa, waa iska hurdaa. Dadka magac Carbeed wato saan mee u wada madoobaayeen? I met one reeraha ka tirsan in Islii in 2009 at the family's home - iyadana saan ee u madoobeyd. Reer Garoowe ahayd. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 7, 2022 1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Carbeed wato saan mee u wada madoobaayeen? ku waan baa i qarso ah, ku wa aar arakay, ilaahay kuma tuso. Lol Wiilka iyo Sacdiyaa ugu cad, ...oo reerka magaca ku ma tali kara baa lagu soo doortay Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted August 8, 2022 Yaa idin ku yiri Carab Waa wada castahay? YEMEN bay ja yimaadeen, waana fact, Sanaag way degaan xooga, kuwa cas cas sida carabtana Waa jiraan Waana Yemeni, 100% It is good they making real bargains Quote Share this post Link to post Share on other sites
HajiGuuleed Posted August 10, 2022 Somalia needs to transition from these jokers who call themselves MPs to serious and qualified politicians that can deliver for the Somali people as a whole. We cannot seriously re-unite our country with Somaliland or Puntland without a serious class of political leaders who have the courage to lift the Somali people up. Quote Share this post Link to post Share on other sites
HajiGuuleed Posted August 11, 2022 On 8/10/2022 at 12:48 PM, HajiGuuleed said: Somalia needs to transition from these jokers who call themselves MPs to serious and qualified politicians that can deliver for the Somali people as a whole. We cannot seriously re-unite our country with Somaliland or Puntland without a serious class of political leaders who have the courage to lift the Somali people up. I changed my mind. Somalia is too far gone to be given grace. Time to break up the country and let Somaliland and Puntland go. Quote Share this post Link to post Share on other sites