Deeq A. Posted August 7, 2022 Xidlhibaannada golaha shacabka baaarlamaanka jamhuuriyadda federaaalka ah ayaa codka kalsoonida ah siiyay xukuumadda cusub ee ra’iisulwasaare Xamsa Cabdi Barre. Xukuumadda oo la soo dhisay labadii bishaan, ayaa maanta la horkeenay golaha shacabka waxaana cod gacan taag ah ku ansixiyay xildhibaannada golaha shacabka. Waxaa ansixiyay: Waxaa ogolaatay: 229, xildhibaan. Waxaa diiday: 7, xildhibaan . Waxaa ka aamusay: 1, xildhibaan. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites