Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirweynaha abaaraha Galmudug oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   
1-4.jpg?resize=720%2C499&ssl=1

Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha bini-aadanimada iyo gurmadka abaaraha xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay magalaada Dhuusamareeb kaga qeyb galay shirweynaha gurmadka abaaraha Galmudug.

Shirkan ayaa diiradda lagu saaray u qareemidda iyo garab istaagga dadka abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan gobollada Mudug iyo Galgaduud iyo sidii gurmad deg deg ah loo gaarsiin lahaa.

Xil. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ayaa dadka wax haysta gaar ahaan qurba joogta iyo ganacsatada Galmudug ugu baaqay in ay gurmadaan dadka ku tabaalaysan abaaraha.

Shirweynaha gurmadka abaaraha Galmudug waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug iyo mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan maamulkaas.

PUNTLAND POST

The post Shirweynaha abaaraha Galmudug oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this