Sign in to follow this  
Deeq A.

War cusub oo ay soo saareen Dhalinyarada BeeLaha habar-jeclo Burco

Recommended Posts

Deeq A.   
Warcusub:Dhalinyarada beesha East Burco Clan oo hada shirkan usoo xidhmay ayaa sheegay in ay hogaamin doonaan banaanbaxyada Burco ka qabsoomi doona iyagoona taageero mug leh u muujiyay Xisbiga Waddani.
Madaxweyne Biixi ayay dhinaca kale u sheegeen in uu doorasho ka qabto dalka, 13November aanay la dhaafin,Shirar kale oo waaweyn ayaa socda.
297887640_757845275349936_61001899894526
298028716_757845288683268_73903341323280
297937529_757845345349929_81191441237014
298013860_757845395349924_80540425904743
297841907_757845355349928_69774746251242

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this