Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirweyne ku saabsan Nabadayntii Saax-maygaag iyo Senge-jebiye oo dhowaan la qabanayo

Recommended Posts

Deeq A.   
1-3.jpg?resize=720%2C379&ssl=1

Shir weyn lagu dhammaystirayo Nabadayntii Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ayaa lagu wadaa in bilowga Todobaadka la qabto sida laga soo xigtay Isimada labada dhinac.

Weli lama sheegin halka lagu qabanayo Shirweynaha Nabadaynta oo daba socda Shirkii Isimadu ku qabteen degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool.

Isimada labada dhinac ayaa sida la sheegayo doonaya in la dhammaystiro Heshiiskii Nabadda ee laga gaaray colaadda Saax-maygaag iyo Senge-jebiye.

PUNTLAND POST

The post Shirweyne ku saabsan Nabadayntii Saax-maygaag iyo Senge-jebiye oo dhowaan la qabanayo appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this