Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland oo baaqday Saaka

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland oo lagu waday in uu qabsoomo Saaka ayaa gebi ahaanba baaqday sida ay wararku sheegayaan.

Lama sheegin sababta uu Shirka u baaqday balse waxa la go’aamiyay in uu qabsoomo maalinta Sabtida ah ee Todobaadka soo socda sida aan xogta ku helnay.

PUNTLAND POST

The post Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland oo baaqday Saaka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this