Sign in to follow this  
Deeq A.

Muxuu yahay ujeedka ay Kismaayo u tageen wafdiga Puntland?

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16595299684585022.jpg?resize=720%

Wafdi ka tirsan Puntland oo hoggaaminayo Wasiirka Amniga iyo DDR-ta Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland.

Wafdiga Puntland waxaa safarkoodu daaran yahay ka qaybgalka aaska Wasiirkii Arimaha Gudaha Jubbaland Marxuum Maxamed Warsame Darwiish oo maalmo ka hor ku geeriyooday dalka Jarmalka.

Wafdiga Puntland waxaa garoonka diyaaradaha ee Kismaayo ku soo dhaweeyeyn Gudoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiilada Jubaland Aadan Khaliif Xaaji, wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo mas’uuliyiin kale.

FB_IMG_16595299722524283.jpg?resize=720% FB_IMG_16595299595716412.jpg?resize=720% FB_IMG_16595299623331291.jpg?resize=720% FB_IMG_16595299866742238.jpg?resize=720% FB_IMG_16595299898215926.jpg?resize=720% FB_IMG_16595299927785325.jpg?resize=720%

PUNTLAND POST

The post Muxuu yahay ujeedka ay Kismaayo u tageen wafdiga Puntland? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this