Deeq A. Posted August 2, 2022 Wasiirada Abshir Cumar Huruuse — Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga, wuxuu u dhashay beesha Majeerteen/Ciise Maxamuud. Gen. Cabdullaahi Axmed Ilka-jiir — Wasiir Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, wuxuu u dhashay beesha East Sanaag Clan/Cumar. Fardowsa Cismaan Cigaal — Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, waa xildhibaan, waxayna u dhalatay beesha Leelkase/reer Maxamed Xasan. Jaamac Xasan Khaliif — Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, wuxuu u dhashay beesha Sool clan/Faarax Garaad. Wasiir Ku-xigeenada Cabdiqafaar Cilmi Xaange — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, waa xildhibaan, wuxuuna u dhashay beesha Majeerteen/reer Biciidyahan. Saadaam Maxamuud Cabdi — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, waa xildhibaan, wuxuuna u dhashay beesha Madhibaan. Maxamed Cabdiqaadir Cali — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, wuxuu u dhashay beesha Carab Saalax. (Warar ayaa sheegaya in uu xilkaas diiday). Wasiiru-dowlayaasha Xirsi Jaamac Gaani — Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waa xildhibaan, wuxuuna u dhashay beesha Awrtable. Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) — Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, wuxuu u dhashay beesha Majeerteen/Cali Saleebaan. Maxamed Cabdiqaadir Dhucle — Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, waa xildhibaan, wuxuuna u dhashay beesha Majeerteen/Siwaaqroon. Maxamed Bashiir Cali (Baxnaan) — Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, waa xildhibaan, wuxuuna u dhashay beesha Dishiishe. PUNTLAND POST The post Xubnaha Golaha Wasiirada ee ka soo jeeda Puntland appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites