Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubnaha Golaha Wasiirada ee ka soo jeeda Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_16594614639194388.jpg?resize=720%

Wasiirada

Abshir Cumar Huruuse — Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga, wuxuu u dhashay beesha Majeerteen/Ciise Maxamuud.

Gen. Cabdullaahi Axmed Ilka-jiir — Wasiir Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, wuxuu u dhashay beesha East Sanaag Clan/Cumar.

Fardowsa Cismaan Cigaal — Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, waa xildhibaan, waxayna u dhalatay beesha Leelkase/reer Maxamed Xasan.

Jaamac Xasan Khaliif — Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, wuxuu u dhashay beesha Sool clan/Faarax Garaad.

Wasiir Ku-xigeenada

Cabdiqafaar Cilmi Xaange — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda, waa xildhibaan, wuxuuna u dhashay beesha Majeerteen/reer Biciidyahan.

Saadaam Maxamuud Cabdi — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, waa xildhibaan, wuxuuna u dhashay beesha Madhibaan.

Maxamed Cabdiqaadir Cali — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, wuxuu u dhashay beesha Carab Saalax. (Warar ayaa sheegaya in uu xilkaas diiday).

Wasiiru-dowlayaasha

Xirsi Jaamac Gaani — Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waa xildhibaan, wuxuuna u dhashay beesha Awrtable.

Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) — Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta, wuxuu u dhashay beesha Majeerteen/Cali Saleebaan.

Maxamed Cabdiqaadir Dhucle — Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, waa xildhibaan, wuxuuna u dhashay beesha Majeerteen/Siwaaqroon.

Maxamed Bashiir Cali (Baxnaan) — Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, waa xildhibaan, wuxuuna u dhashay beesha Dishiishe.

PUNTLAND POST

The post Xubnaha Golaha Wasiirada ee ka soo jeeda Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this