Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Liiska Golaha Wasiirrada Cusub oo Dhameystiran

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah oo ka kooban 26 wasiir, ka dib, wadatashi uu la sameeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya , Guddoonka iyo xildhibaannada labada aqal iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

GOLAHA-WASIIRRADA-XUKUUMADDA_page-0001.jpg

GOLAHA-WASIIRRADA-XUKUUMADDA_page-0002.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this