Deeq A. Posted August 2, 2022 Mareykanka ayaa duqeyn ay ka fuliyeen caasimadda Afgaanistaan ee Kabul ku dilay madaxii Al-qaa’ida Ayman Al-dhawaahiri. Dilkan oo ay fuliyeen CIA ayaa la sheegayaa in ay uga aargudeen dilalkii muwaadiniin Mareykanka oo kooxdaasi ay dileysay muddo dheer. Mareykanka ayaa horay u dilay Usama Bin Ladin 2011-kii, lama oga in ay Al’qaacida sii jiri doonto iyo cidda badali doonta Dhawaahiri. Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites