Qurac&qansax Posted August 2, 2022 22 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Rooboow oo Fillada u socdo. Waa wareey. it is offically now...MMA can you belive wadaadkii viladuu ku jiraa as we speak Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 2, 2022 Ra’iisul wasaare Xamse oo khudbad kooban jeediyay magacaabista kahor ayaa sheegay in Xukuumadda cusub uu ugu magac daray DAN QARAN, isagoo golaha shacabka ka codsaday iney ansixiyaan wasiiradan, si howlaha ay dalka u hayaan u guda gasho. Halkan ka akhriso magacyada wasiiradda cusub Saalax Jaamac ra’iisul wasaare Kuxigeen Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xasan Macalin Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuirka Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Arrimaha gudaha. Dr.Cilmi Maxamuud Nuur Wasiirka Maaliyadda. C/aaair Jaamac Wasiirka Gaashnaadhiga Abhir Huruuse Wasiirka arrimaha Dibada iyo iskaashiga Caalamiga Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta sare Maxamuud C/raxmaan Beena Beene Wasiirka qorsheynta iyo maalgashiga Jaamac ilkaa Jiir Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiid Fardowsa cismaan Dhoore Wasiirka Gaadiidka cirka iyo dhulka Jaamac Xasan Khaliif Wasiirka Boosatada iyo Isgaatsiinta Xasan Xuseen Eelaay Wasiirka Xananaada Xoolaha Jibriil Cabdi rashiid Wasiirka Ganacsiga warshadaha Ismaaciil sheekh Bashiir Wasiirka Howlaha guud iyo gureyenta Khadiija Maxamed Diiriye Wasiirka Haweenka. Dr Crisaaq Cumar Maxamed Wasiirka Batroolka Macdanta Maxamed Doodishe Wasiirka Amniga gudaha Axmed Madoobe Nuunoow Wasiirka beeraha waraabka Cali Xaaji Aadan Wasiirka Caafimaadka Axmed Xasan aadan Wasiirka Kaluumeysiga kheyeaadka badda Daauud Aelweys Wasiirka warfaafinta Biixi Iimaan Cige Wasiirka Shaqada iyo shaqalaaha Jaamac Taqal Wasiirka Korontada iyo Biyaha Maxamed Barre Maxamuud Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaraaha Khadiija Al Makhzuumi Wasiirka Bay’adda iyo isbdelka Cimiladda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 2, 2022 Meel Fiqi, Beenebeene, Faarax Sakiin, Mr. Tiktok Madaxaanafuran, Khadiijo Diiriye, Rooboow Khadiijo Makhsuumi...wasiirro ka yihiin xaalka xumaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 2, 2022 Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted August 2, 2022 Reverse take over. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 2, 2022 We need a Reer Waqooyi one to make it 4.0. Godane is gone, so who is the current one? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted August 2, 2022 Did not Buurmadow say? Alqarxis is a DR Somalia government. This whole thing sucks and the suffering of the people of Somalia will continue. Mahad Salad first and Roobow now and the other side you have Karatey and Alidheere all in Moqdisho. Very dangerous time indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 2, 2022 this is what is wrong with somalia. 9 xukuumad, 6 parliment, and she has nothing to show it off. No legacy. It is just by Name and Filling up Pockets Quote Share this post Link to post Share on other sites
baala xoofto Posted August 2, 2022 7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: We need a Reer Waqooyi one to make it 4.0. Godane is gone, so who is the current one? Reer Waqooyi generally don't flip-flop, specially the IQ clan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 3, 2022 Reerkeyga jagadaan uma qalmaan kulahaa. Let me guess, waa Reer Mudug miyaa? Mid ka mid ah Golaha Wasiiradda ee Galabta lagu dhawaaqay oo is casilay Iyadoo galinkii dambe ee Maanta lagu dhawaaqay liiska Golaha wasiiradda Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya ayaa waxaa durba soo baxay inuu is casilay wasiir ku xigeenkii wasaaradda Qorsheynta Maxamed Cabdiqaadir Cali. Maxamed Cabdiqaadir Cali ayaa ka mid ahaa xubnaha Golaha wasiiradda ee Galabta uu ku dhawaaqay Raysal wasaare Xamse, isagoona loo magacaabay xilka Wasiir ku xigeenka Qorshaynta Xukuumadda Soomaaliya. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho saacado kooban kadib magacaabistiisa ayuu Maxamed Cabdiqaadir iscasilaadiisa ku sheegay in ay ku timid la tashiyo uu la sameeyay Beesha uu matalo, taasoo uu ku sheegay iney keentay inuu xilkaasi iska casilo. Masuulkaan ayaa noqonaya xubintii ugu horeysay oo ka tirsan Golaha Wasiiradda cusub, islamarkaana iska casila xilkii loo magacaabay, inta aan la horgeyn Xildhibaanada Golaha Shacabka si ay u ansixiyaan wasiiradda uu soo dhisay Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 3, 2022 6 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: waa Reer Mudug miyaa? haa waa reer mudug, gabadha madoobe ku xigta parlimanka oo ay isku xigaan baa dhagta wax ugu sheegtay. I think wiil ku waa dagdagay, in uu iska qaataa u fiicneed. 4 of the 5 D Block ministers come from Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 3, 2022 Xasan ma goboladuu rabaa in uu la dagaalamo, aaway somali heshiis ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 3, 2022 27 minutes ago, Qurac&qansax said: haa waa reer mudug, gabadha madoobe ku xigta parlimanka oo ay isku xigaan baa dhagta wax ugu sheegtay. I think wiil ku waa dagdagay, in uu iska qaataa u fiicneed. 4 of the 5 D Block ministers come from Puntland. Waligey magaciisa iyo aragiisa ma arkin, mana aqaanin. Reer Mudug inuu yahay ma anaa garan. Maxaa ka galay reer waxee u qalmaan, faleebabadiisa muu iskaga surto jagada oo uu dhaqaalo ka helaayo. It won't even last one year, hal sano iyo ka yar before isku shaandheyn re-starts. Islaweyni bilaash ah. Back to the topic, MBB almost begging Farmaajo to endorse the new wasiirro maafiyada ka buuxo: Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted August 3, 2022 Guys, you don’t understand where this deputy minister is coming from. He shares seats with cabinet and parliament with the 4.5 group especially the Somali Arab groupings. Ome minister is taken by that Khadijah Diiriye who is constant in Somali government since Catta. The other one is taken by a lady called Ina Makzum a Banafiri, but everyone knows she doesn’t represent her community. She is the wife of former Galmudug president Cabdijariim Dhagajuun. It is the new corrupt Somali system where in laws and others are incorporated. Macalinkii Kacaanja ayaa laga bartay, Ahmed Siilaanyo did, Farmaajo also used. I don’t blame him. No one said let us use competency fir cabinet nominations, and if tribal shares are the rules just like the parliament, the Arab S who are one of the prominent Somalia in terms of business and prestige should get the minister not the lady whose husband is Damujafiid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qurac&qansax Posted August 3, 2022 5 hours ago, galbeedi said: should get the minister not the lady whose husband is Damujafiid. i agree, but they already had deputy speaker. so, this time, deputy minster would have sufficed. Quote Share this post Link to post Share on other sites