Deeq A. Posted July 31, 2022 Musharax C/raxman Cirro oo soo guryo noqday Murashax Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa dib ugu soo noqday Caasimadda JSL ee Hargeysa ka dib safar deg-deg ahaa oo Muddo hal maalin ah qaatey oo uu ku tegay Caasimadda Ethiopia ee Addisaba. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites