Qurac&qansax

PUNTLAND

Recommended Posts

6 hours ago, Duufaan said:

I like the song. This  is for Samafal while he is celebrating the 24 anniversary of putland.

Samafal weli dabaaldegii buu ku jiraa...lol

 

Mid 80 mar aan tagay carigaa Hoodka iyo meesha hada Killka loo yaqaan, ceelashaa oo badan baan ku arki jiray....ma aqaan goortaan khair kaas la soo bixi doono

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hamsa Hiroshabeele wuxuu sii kaxaystay Xildhibaanadii laga soo doortay, halka HSM uu ku wii Puntland xamar uga tagay.

Ma xilhdibaanada Puntland baa xishood badan, oo airporka is dhoobin, diyaarada baalka qabsan, mise HSM baa garaadkiisu gaaban yahay oo aan casumin.

301590820_421128253449660_6023290477625146129_n.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
21 hours ago, Qurac&qansax said:

Hamsa Hiroshabeele wuxuu sii kaxaystay Xildhibaanadii laga soo doortay, halka HSM uu ku wii Puntland xamar uga tagay.

Ma xilhdibaanada Puntland baa xishood badan, oo airporka is dhoobin, diyaarada baalka qabsan, mise HSM baa garaadkiisu gaaban yahay oo aan casumin.

301590820_421128253449660_6023290477625146129_n.jpg

Xilehibaanada shaqadooda maha inay madaxweyne ama raisal wasaare raacaan hadu deegaan booqanayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

 

Gudoomiye, sanyare waa halyeey somaliyeed.

 

Sanyare, sababta ugu ween ee guushiisa dhalisay waxay aheed isagoo ahaa "stake holder" interest baa ugu jirtay in alshabaab la baabiyo. Walaalihiis iyo reerkiisa bay dileen. It was personal. Compare to that, Mahad Salaad, NISA leader, ina adeerkiis baa alshabaab leader u ah, sidee buu ula dagaalamaay. It is a rotten system.

HSM hadii ay run katahay in uu la dagaalamo alshabaab ninkaan ha u dhiibo one of, NISA, Wasaarada arimaha gudaha; ama Mayor of Mogadishu. Hadii kale waa jugjug meeshaada joog. This interview was a message to HSM.

 

Waxyaahaba kale, oo aan iga yaabin, laakiin natusaysa in wax dowladnimo ah anaan meesha ka jirin. Wuxuu yiri, dadkii aan soo qabqabanay dad horey loo qabtay oo la siidaayay bay u badnaayeen, markii aan maxkamadihii, ama policekii u tagnay oo aan dhahnay dadkaan filekoodii nookeena, wax file ah oo laga qoray maba jiraan. Sidoo kale, dadkii dhamaa ee gaalkacyo dadkaan ku dileen markaan hospitaaladii tagnay oo dhahnay sidii loo dilay ama cause of death iyo inta xabadood ee ku dhacday filkiii na siiya, sidoo kale file ma jiro. This is the lowest thing dowlad sameen karto. This is not unique to Puntland, this is every where in Somalia. The is no basic of governancy. Weli reer guuraa baa nahay, aan dowlad wax ka garaneen.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 hours ago, Che -Guevara said:

Do you know the price range for a bungalow? 

Thanks Che, but i do not really know it,  i will let you know when i findout.

 

it really looks better than any of the houses i have seen in Mogadisho or Hargaysa. The way they builind houses in Garoowe is very close to how they do in Western Countries. I said, close, becuase there is few things i could have done better, but never the less is a masive step up.

 

one of the reason somalis buy houses abroad (istanbul, nairobi, dubai and so on) was becuase of the lack off quality of construction in somalia.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.