Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii Arrimaha gudaha Jubaland oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Alle ha u naxariistee waxaa maanta dalka Jarmalka ku geeriyooday wasiirkii Arrimaha gudaha Jubaland Gen. Maxamed Warsame Darwiish.

Xubno kamid ah Qoyskiisa iyo mas’uuliyiin ka tirsan Jubaland ayaa xaqiijiyay geerida Wasiir Darwiish.

Marxuumka ayaa muddooyinkii danbe ku xanuunsanayay waddanka Jarmalka halkaasna ugu danbayn ku geeriyooday.

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa durba ka tacsiyeeyay geerida marxuumka.

PUNTLAND POST

The post Wasiirkii Arrimaha gudaha Jubaland oo geeriyooday appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this