Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya oo qabatey Lacag Sharcidarro ah oo lagu soo dhex qariyey Gaadhi Mucaawimo siday

Recommended Posts

Deeq A.   
Ciidamadda Booliska ee Gobolka Canfarta Ethiopia ayaa shaaca ka qaaday in ay qabteen gaadhi nooca xamuulka qaada ah oo gargaar u siday Gobolka Tigray, kaas oo lagu sii dhex qariyay lacag gaadhaysa ilaa 8 Milyan oo bir oo sharci darro ah.
Gaadhigan ayaa ka talaabayay xadka ay wadaagaan Canfarta iyo Tigreega dalkaasi.
296022058_1469114856883365_2394639805114
296117696_1469114890216695_3975041012467
295983129_1469114926883358_3222275822459

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this