Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo war ka soo saaray Xaaladda Abaarta

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland ayaa shaaciyay in Xaaladda Abaarta ka jirta Puntland laga cabsi qabo in ay u gudubto Heerka Macluusha.

Guddiga oo xiganaya Xogta ay soo saartay dowladda Puntland ayaa sheegay in ay jirto Xaalad Abaareed oo Culus islamarkaana ku baahsan dhammaan Gobollada kala duwan ee Puntland.

Guddiga ayaa ku baaqay in dadkaas Abaartu saamaysay lala gaaro Biya-dhaamis deg deg ah Gurmad dhanka Cuntada iyo dawooyinka ah.

Halkaan ka akhriso

2-12.jpg?resize=614%2C960&ssl=1 3-7.jpg?resize=723%2C960&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo war ka soo saaray Xaaladda Abaarta appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this