Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-shabaab iyo Ciidamada Itoobiya oo Mar kale Dagaalaya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka ka imaanaya xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa sheegaya in Al-shabaab ay weerar ku qaadeen dhulka xadka ee Kilinka 5-aad, taas oo ay ku bilaabeen madaafiic iyo xabado waaweyn.

Dagaalka oo ka dhacay deegaanno ku teedsan xadkan, ayey ciidamada Liyuu Booliis sameeyeen iska cabin.

Lama sheegin khasaaraha ilaa iyo hadda ka dhashay, laakin tallaabadan ayaa mid ka mid iskudeyaha kooxda ay ku dooneyso in ay fariisin uga sameysato gudaha Itoobiya.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this