Sign in to follow this  
Deeq A.

Musharax Cirro oo safar deg deg ugu baxay dalka Itoobiya .

Recommended Posts

Deeq A.   

Musharax Cirro oo safar deg deg ugu baxay dalka Itoobiya .

cirro-9.jpg

Cabdiraxmaan Cirro ayaa martiqaad rasmi ah ka helay dawlada Federaalka Itoobiya .
Cirro ayaa la filayaa inuu kulamo la yeelan doono masuulyiinta ugu sareysay dawlad Federaalka Itoobiya .
Sidoo kale marka uu Cirro soo laabto waxaa la filayaa in madaxweyaha Somaliland safar kaasi la mid ah ku tagi doono Addis Ababa .
Dawlada Itoobiya ayaa la filayaa inay kala hadasho labadan masuul khilaafka culus ee ka taagan doorashooyinka Somaliland .Arintan ayaa ku soo beegantay xilli khilaaf xoogan ka taagan yahay arimaha doorashooyinka Somaliland .
Itoobiya ayaa u muuqataa inay soo dhex gashay dhex dhexaadinta Khilaafkan Somaliland ka taagan .

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this