Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Somaliland Oo La Kulmay Safiirka Midowga Yurub.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Adam Xaaji Cali Axmed, ayaa kulan xafiiskiisa kula yeeshay Safiirka Midowga Yurub Amb Tiina Intelmann.

Kulanka ay Safiiradu ku soo booqatay Guddoomiyaha ayaa ujeedadiisu daarnayd is-xog-waraysi ku qotoma xaalada guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka, geesta kale waxa kulanka lagaga wada hadlay xoojinta xidhiidhka wanaagsan iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan Hay’adda Garsoorka iyo Midowga Yurub.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this