Sign in to follow this  
Deeq A.

Booliiska Garoowe oo gacanta ku dhigay nin toorrey ku weeraray dad shacab ah

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1658848629009.jpg?resize=720%2C48

Booliiska Caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay nin toorreey ku weeraray dad shacab ah.

Saddex qof ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawacyo culus gaarsiiyay ninkaas oo aan weli magaciisa la shaacin.

Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal G/sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Puntland Post u xaqiijiyay in baaritaan lagu hayo shakhsiga loo qabtay dhacdadaas.

Wararka qaar ayaa sheegaya in uu maskax ahaan u xanuunsanayo eedaysanaha gacanta lagu hayo.

PUNTLAND POST

The post Booliiska Garoowe oo gacanta ku dhigay nin toorrey ku weeraray dad shacab ah appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this